Gabar Qoyskeeda Dileen kadib markii ay xiratay Surwaal Jeenis ah

Neha Paswan oo 17-sano jir aheyd una dhalatay dalka Hindiya ayaa waxaa dilay xubno katirsan qoyskeeda, kadib markii ay xiratay Surwaal jeenis ah, dhacdadan ayaana dad badan argagax iyo layaab ku noqotay. Gabadhan oo kunooleed gobolka Uttar Pradesh , ayaa waxaa dilay xubno katirsan qoyskeeda ay ku jiraan ayeeyadeed, adeeradeed iyo xubno kale oo qoyskeeda … Continue reading Gabar Qoyskeeda Dileen kadib markii ay xiratay Surwaal Jeenis ah